Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa saaka ka qabsoomay shirkii Agaasimayaasha kaas oo aay shir Gudoominanayeen Agaasime ku xigeenada fulinta ee maamulka iyo waxbarbarasha mudane Mustafe Axmed iyo Badri

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa saaka ka qabsoomay shirkii Agaasimayaasha kaas oo aay shir Gudoominanayeen Agaasime ku xigeenada fulinta ee maamulka iyo waxbarbarasha mudane Mustafe Axmed iyo Badri Cabdillahi.
Shirka waxa warbixin la xidhiidha halka ay marayaan qorshayaasha Machadku jeediyey agaasimaha Qorshaynta. Waxaa sidoo kale lagaga hadlay tababararada qorshaysan oo ay ka warbixisay aqaasimaha tababaradu. Madaxa Postgraduateka ayaa jeediyey hawlaha waaxdiisa. Ugu danbayn waaxda ICTga ayaa faahfaahisay official emailkii oo dib-uhabayn lagu samaynayo.