Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Waxaa saaka ka qabsoomay shir ku saabsanaa in la xoojiyo shaqada uu Mac'hadku qaranka u hayo dhankasta. sidoo kale; Agasimaha fulinta ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda m

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Waxaa saaka ka qabsoomay shir ku saabsanaa in la xoojiyo shaqada uu Mac'hadku qaranka u hayo dhankasta.
sidoo kale; Agasimaha fulinta ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda mudane Omar Eid Qalambi aya kaga hadlay shirkaas sidii loo dardar galinlaha looguna diyaar garoobi lahaa ardayda cusub ee bilaabaysa waxbarashada