Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa Saaka Ka qabsoomay Kulankii Agaasimayaasha Kaas oo uu Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka kaga war bixiyay Sida loo qabanayo Daah-furka Barnaamijka postgraduate,

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa Saaka Ka qabsoomay Kulankii Agaasimayaasha Kaas oo uu Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka kaga war bixiyay Sida loo qabanayo Daah-furka Barnaamijka postgraduate, Dhanka kale Agaasimaha waaxda Qorshaynta iyo Horumarinta ayaa ka waramay shir ay la galeen Masu'uuliyiin ka socday Banka Aduunka iyo Mashruuca Dib-uhabaynta Maaliyada Somaliland agasimaha iyo Agaasimaha fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda