Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa saaka ka bilaabmay tababar ku saabsan hogaaminta toolmoon "Leadership". Tababark oo socondoona muddo saddex maalmood ah waxaa ka faaidaysanayaa Agaasimayaal iyo Agaa

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa saaka ka bilaabmay tababar ku saabsan hogaaminta toolmoon "Leadership". Tababark oo socondoona muddo saddex maalmood ah waxaa ka faaidaysanayaa Agaasimayaal iyo Agaasime kuxigeenada Wasaaradda Horumarinta Maliyada JSL.
Furitaanka tababarka waxaa kasoo qaybgalay Agaasimaha fulinta Machadka Shaqaalaha Dawlada Mudane Omer-sayid Qalonbi iyo Agaasime kuxigeenka fulinta Machadka Mudane Mustafe Ahmed.