Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayaasha ee todobaadlaha ahaa, kulankaas oo uu shir gudoominayey Agaasime kuxigeenka fulinta ee Machadka Mudane Mustafe Axmed waxaa lagu

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayaasha ee todobaadlaha ahaa, kulankaas oo uu shir gudoominayey Agaasime kuxigeenka fulinta ee Machadka Mudane Mustafe Axmed
waxaa lagu gorfeeyay warbixino aay soo jeediyeen guddida waxbarashada heerka labaad (Postgraduate Taskforce) ee Machadku. Waxaa warbaxin laga dhegaystay agaasimaha ITga. . Agaasimaha waaxda waxbarashada (academic affairs) ayaa isna faahfaahiyey dhamaytirka mawduucyada ay ardaydu waxka qorayaan in la dhamaystiray. Ugu danbayn agaasimaha qorshaynta ayaa faahfaahiyey dhamaystirka warbixinta saddex biloodka ahayd ee Machadka. Kulanku wuxuu kusoo dhamaaday guul.