Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxaa ka qabsoomay shir lagaga hadlayey dardargelinta qorshaha saddex biloodka koowaad (Quarter 1 work plan) kaas oo uu gadhwadeen ka ahaaa Agaasimaha Qorshaynta iyo Horu

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxaa ka qabsoomay shir lagaga hadlayey dardargelinta qorshaha saddex biloodka koowaad (Quarter 1 work plan) kaas oo uu gadhwadeen ka ahaaa Agaasimaha Qorshaynta iyo Horumarinta Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Mohamuod Saed Adad.
Shirkaa waxa kasoo qayb Galay Agaasimaha Fulinta Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Omer-sayid Qalonbii, Agaasime Ku xigeenka Machadka Mudane Mustafe Ahmed iyo Agaasime Waaxeedyada Machadk