Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayaasha ee todobaadlaha ahaa, kulankaas oo uu shir gudoominayey Agaasimeha fulinta ee Machadka mudane Omer-sayid Qalonbi. Kulanka waxaa

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayaasha ee todobaadlaha ahaa, kulankaas oo uu shir gudoominayey Agaasimeha fulinta ee Machadka mudane Omer-sayid Qalonbi.
Kulanka waxaa lagu gorfeeyay warbixinta saddex biloodka koowaad (Quarter 1 Report) iyo qorshaha saddex biloodka 2aad (Quarter 2 Work Plan).
Sidookale, waxaa lagu gorfeeyay kulanka Tababbaro ay iska kashanayaan Machadka iyo Jaamacadda Bristol.