Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxaa ka qabsoomay kulan is xogwarraysi ah oo ay ku kulmeen ardaydii ku guulaystay deeqda wax barasho ee uu Mac'hadku u diray Jaamacadda Jigjiga sannadkii hore iyo maam

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxaa ka qabsoomay kulan is xogwarraysi ah oo ay ku kulmeen ardaydii ku guulaystay deeqda wax barasho ee uu Mac'hadku u diray Jaamacadda Jigjiga sannadkii hore iyo maamulka Mac'hadka oo uu Hoggaaminayo Agaasimaha Waaxda Waxbarashada, Maxamed Xassan; kulankaas waxa kala soo qayb galay Agaasimaha Fulinta ee Mac'hadka Shaqaaalaha Dawladda, mudane Omer Eid Qalombi iyo Agaasimaha Waaxda Qorshaynta, mudane Badri Cabdillaahi Maxamed.