Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxaa ka qabsoomay kulan kaas oo ahaa (Advisors Orientation) la taliyayaasha ardayda qoraysa buuga cilmi baadhista(Student Research Paper). Kulankan ayaa ku saabsanaa si

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxaa ka qabsoomay kulan kaas oo ahaa (Advisors Orientation) la taliyayaasha ardayda qoraysa buuga cilmi baadhista(Student Research Paper). Kulankan ayaa ku saabsanaa sidii loo dar-dar galinlahaa hawlaha shaqo ee Mac'hadka iyo sidii loo ilaalinlahaa tayada cilmi badhista aradayda loona soo saari lahaa arday ka qayb qaata kobcinta hawlaha qaranka.
Kulankan waxa ka soo qaybgalay Agaasime ku xigeenka Mac'hadka, Agaasimaha Qaybta Waxabarashada Iyo Hawlwadeenada waxda waxbarashada.