Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa galabta ka qabsoomay kulan ay ka soo qaybgaleen dhammaan shaqaalaha Machadka. Kulanka waxaa si wadajir ah u agaasimayay Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta ee Tacliinta iy

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa galabta ka qabsoomay kulan ay ka soo qaybgaleen dhammaan shaqaalaha Machadka. Kulanka waxaa si wadajir ah u agaasimayay Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta ee Tacliinta iyo Cilmibaadhista iyo Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta ee Maamulka iyo Maaliyadda.
Ujeeddada kulankan ayaa ahayd in lagu dardargeliyo hawlaha shaqo iyo in si wadajir ah loogu diyaargaroobo Imtixaanka Gelitaanka Machadka ee waxbarashada Heerka Koowaad