Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa uu maanta si toosa u bilabay ardayda Barnaamijka Barasha Luuqada Ingrisiga ee Dibloomada (English Diploma Program), Barnamijkaas oo ay kuxoo baxeen 45 aarday oo ah l

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa uu maanta si toosa u bilabay ardayda Barnaamijka Barasha Luuqada Ingrisiga ee Dibloomada (English Diploma Program), Barnamijkaas oo ay kuxoo baxeen 45 aarday oo ah levelka dhexe ee ( elementary level ) ardaydaas oo ka kala socday Wasaaradaha iyo Hay'addaha Dawladda.
Ugu horayn, bilawga barnaamijkaa Furitankiisa waxa kasoo qayb galay isla markaana u furay Agaasimaha Fulinta Mac'hadka Mohamoud Saed Adaad iyo Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta Mac'hadka ee Waxbarashada iyo Cilmibaadhista oo uu ku weheliyo Agaasimaha waaxda Tababaradu.
Sida o kale , Agasimaha waaxda Tababarada ayaa ku so dhaweeyay machadka islamarka u sharaxay waxyalaha loogabahanyahy inta dhiganayaan, dhanka kale barnamijkan oo socon doona muddo Hal sanno ah, waxana dhigaysa macalimad asma maxamed.
Ugu danbayn, Agaasimaha Fulinta Machadka Shaqaalaha Dawladda aya ugu hanbalyeeey Kuna dhiiriyay inay ka rumeyan yididiladooda iyo dhamaystirka barnamijkan.