Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa Shalay oo 12 April 2022

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa Shalay oo 12 April 2022 kaso gabagaboobay Tababar ay iska kashadeen Civil Service Institute (CSI) iyo Ghana Institute of management and Public Administration (GIMPA)
Tababarkaa soo ahaa Curriculam Development training, Waxana bixinayay ama dhigayay tababarkan Proff Gamel oo ah khabiir ka socda GIMPA.