Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa shalay ka qabsomay kulankii agasimayaasha kaas oo lagaga wada hadlayay dardar galinta xafladda qalin jabintaa iyo sidii loo qabanqaabin laha, Sida oo kale gudida qaba

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa shalay ka qabsomay kulankii agasimayaasha kaas oo lagaga wada hadlayay dardar galinta xafladda qalin jabintaa iyo sidii loo qabanqaabin laha, Sida oo kale gudida qaban qaabada xafladaas oo ay ugu horeyaan Agaasimaha Waaxda Qorshaynta iyo Horumarinta iyo Agaasimaha waaxda Tababarada ayaa ka war bixiyay sida loo qabanyo iyo qofkasta hawsha ku aadan.