Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa shalay ka bilaabmay Tababar ay iska kashadeen Civil Service Institute (CSI) iyo Ghana Institute of management and Public Administration (GIMPA).

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa shalay ka bilaabmay Tababar ay iska kashadeen Civil Service Institute (CSI) iyo Ghana Institute of management and Public Administration (GIMPA).
Tababarkaa soo ahaa Quality Assurance and Curriculam Developmwnt training, Waxana bixinayay ama dhigayay tababarkan Proff Gomel oo ah khabiir ka socda GIMPA.
Sidookale, tababarkan oo ah kii sadexaad waxa qaadanayay Shaqaalaha iyo Madaxda Mac'hadka, Shaqaale ka socda hantidhawrka guud ee Qaranka, Kumishinka Tacliinta Sare iyo qayba ka mida saaxiibada CSI.
Ugu danbayn tababarkan waxa loogu talagalay in kor loogu qaado awooda iyo tayada horumarineed ee kasoo qaybgalayaasha.