Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay shirka Agaasime Waaxeedyada Mac'hadka kaas oo uu shirguddoominayay Agaasime Kuxigeenka Mac'hadka mudane Mustafe Ahmed. Shirkaa waxa lagu ansixinay

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay shirka Agaasime Waaxeedyada Mac'hadka kaas oo uu shirguddoominayay Agaasime Kuxigeenka Mac'hadka mudane Mustafe Ahmed.
Shirkaa waxa lagu ansixinayay qorshe-hawleedka waaxkasta ee sannadka soo socda, 2023.