
Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka u Furmay Qaybtii labaad ee Tababarkii iskuxidhna ee ka kooban Afar kooras (Result Based Management)(introduction to RBM, workplan and budgeting, Monitoring and
Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka u Furmay Qaybtii labaad ee Tababarkii iskuxidhna ee ka kooban Afar kooras (Result Based Management)(introduction to RBM, workplan and budgeting, Monitoring and Evaluation and reporting) , Tababarkaas oo ay qaadanayaan 15 wasaradood iyo Hay’addo iskugu jiraan gaar ahan waaxda Qorshaynta, Tababarka qaybta labaad oo soconaya muddo 5 cisho ah,Sida oo kale, Qaybta Labaad ee Tababarkan waxaa Furitaankiisa kasoo qayb galay Agaasimaha waaxda Tababaradda.
Ugu danbayn, Barnaamijka Labada Koorso ee danbe (Monitoring & Evaluation and reporting) waxa bixinaya Khabiir ku takhasusay mudane Abdirahman Haybe.
