Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka soo xidhmay barnaamij Tababbar ah oo ku saabsana Bud-dhiga Maareenta Mashariicda (Project Management Essentials); barnaamijkaas oo ay iska kashanaya SDF(Somal

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka soo xidhmay barnaamij Tababbar ah oo ku saabsana Bud-dhiga Maareenta Mashariicda (Project Management Essentials); barnaamijkaas oo ay iska kashanaya SDF(Somaliland Development Fund) iyo Mac'hadka Shaqaalaha Dawlada Barnaamijkaso iskugu jiray saddex qaybood oo kala ah Result Based Management, Workplan iyo Budgeting oo soconayay 10 maalmood, waxaana ka qayb qadanaya shan wasaaradood oo ay ka kala socdaan 20 qof. sidookale waxa barnaamijyada bixinayay Macalimiin Ku takhasuusay Barnamijka ay bixinayeen.