Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay Kulankii Agaasimeyaasha ee todobaadlaha ahaa, kulankaas oo uu shir gudominayay Agaasime ku xigeenka maamulka ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay Kulankii Agaasimeyaasha ee todobaadlaha ahaa, kulankaas oo uu shir gudominayay Agaasime ku xigeenka maamulka ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Mustafe Axmed.
kulankaa Waxa maanta laguu gorfaynayay, diyaarinta warbixinta saddex biloodka ah, shahaadooyin bixinta tababaradii dhamaaday, hanaanka casriyeynta nidaamka ardayda iyo xidhiidhka xogta, warbixinta xidhiidhka Jaamacadaha caalamiga ee Machadku ku xidhan yahay.
Kulanku wuxuu kusoo idlaaday guul.