Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay xaflad lagu furayay maktabad (library-ga) cusub iyo laba xafiis oo uu Mac'hadku ku soo kordhiyay xarunta guud ee Mac'hadka. Xafladaas waxa ka s

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay xaflad lagu furayay maktabad (library-ga) cusub iyo laba xafiis oo uu Mac'hadku ku soo kordhiyay xarunta guud ee Mac'hadka.
Xafladaas waxa ka soo qayb galay Agaasimaha fulinta ee Mac'hadka mudane Omer-sayid Qalonbi iyo Agaasime Kuxigeenka mudane Mustafe Ahmed iyaga oo uuga mahadceliyay shaqaalihii ka qayb qaatay soo kordhinta labadaa xafiis iyo maktabaddaa, waxa aanay bogaadiyeen shaqadaa wayn ee qabsoontay.