Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay Shir kaas oo ay kasoo qaybgaleen Agaasimayasha Machadka, Shirkaa oo uu Agaasiminayeen Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta Machadka ee maamulka iyo maliya

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay Shir kaas oo ay kasoo qaybgaleen Agaasimayasha Machadka, Shirkaa oo uu Agaasiminayeen Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta Machadka ee maamulka iyo maliyada iyo Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta Machadka ee Taclinta iyo cilmibadhista.
Qodobada Shirkaa lagaga wada hadlayay ee lagu dardargalinayay waxa ka mid aha, warbixin kooban oo ku saabsan diyarinta gudida xaflada qalinjabinta, oo uu ka warbixiyay Kuxigenka Agaasimaha Fulinta ee Maamulka iyo maliyada, dhanka kale Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta ee Taclinta iyo cilmibadhista aya warbicin ka siyay shir uu ka qaybgalay oo ay so qaban qabiyeen gudada Taclinta sare kaas kaso qayb galayeen jamacadahu, sida oo kale Kuxigeenka waaxda ciilmi badhista aya so jediyay habqoralka qimaynta kobaad ee lagu oganayay kuliyadaha waxbarasha heerka labaad ee Machadka Shaqaalaha Dawladda iyo bahiyaha loqabo.
Ugu danbayn, Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta machadka ee Maamulka iyo maliyada Ayaa ugu mahadceliyay Agaasimayasha hawlaha shaqo ay u hayaan machadka.