Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsomay shir kaas oo ay kaso qayb galeen dhamaan shaqaala waynaha machadka oo ag ugu horeeyaan Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta Tacliinta iyo cilmi Baadhista i
Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsomay shir kaas oo ay kaso qayb galeen dhamaan shaqaala waynaha machadka oo ag ugu horeeyaan Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta Tacliinta iyo cilmi Baadhista iyo Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta Maamulka iyo maaliyada, Shirkaas oo lagaga hadlayay sidii loogu diyaar garoobilaha imtixaanka galitaanka machadka ee bari oo khamiis ah lagaga qadi doono ardayda soo codsatay waxbarashada heerka koobad ee machadka, shirkaas oo loogu kala qatay habka loo qabanyo iyo sida loo qorsheyay.