Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka bilaabmay barnaamij Tababbar ah oo ku saabsan Bud-dhiga Maareenta Mashariicda (Project Management Essentials); barnaamijkaas oo ay iska kashanaya SDF(Somali

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka bilaabmay barnaamij Tababbar ah oo ku saabsan Bud-dhiga Maareenta Mashariicda (Project Management Essentials); barnaamijkaas oo ay iska kashanaya SDF(Somaliland Development Fund) iyo Mac'hadka Shaqaalaha Dawlada Barnaamijkaso iskugu jira saddex qaybood oo kala ah Result Based Management, Workplan iyo Budgeting oo socon doona 10 maalmood, waxaana ka qayb qadanaya shan wasaaradood oo ay ka kala socdaan 20 qof. sidookale waxa barnaamijka bixinaya Macalimiin Ku takhasuusay Barnamijka ay bixinayaan;Tababbarkaas oo ah ki labaad (Workplan) waxa bixinaya tababare Maxamed Cabdi Abdilahi iyo sahra abdilaahi