Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka bilaabmay tababbar ku saabsan Ururinta iyo Kaydinta Xogta Xafiisyada (Filling and Record Management) waxana qaadanayay shaqaale ka kala socda toban wasaaradood. Muddada uu soconayaa waa laba cisho.
Tababarkaa waxa bixinaya Paul Rex Danquah oo ah khabiir ka socda Ghana Institute of Management and Public Adminstration(GIMPA), sidoo kale waxa la bixinaya tabobaraka Eng. Sakariye Abdihakim Mohamed oo ka socda Civil Service Institute(CSI).