Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa maantii saddexaad sii socda dhagaysiga Proposel ka ee ardayda qalin jabinaysa sanadkan oo ka kooban afar kulliyadood. Maanta waxa dhagaysiga maray qaybo ka mid ah la

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa maantii saddexaad sii socda dhagaysiga Proposel ka ee ardayda qalin jabinaysa sanadkan oo ka kooban afar kulliyadood. Maanta waxa dhagaysiga maray qaybo ka mid ah labada kuliyaddood ee Urban Management iyo Development Management ka.