Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa maantii labaad sii socda dhagaysiga Proposel ka ee ardayda qalin jabinaysa sanadkan oo ka kooban afar kulliyadood. Maanta waxa dhagaysiga maray qaybo ka mid ah laba

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa maantii labaad sii socda dhagaysiga Proposel ka ee ardayda qalin jabinaysa sanadkan oo ka kooban afar kulliyadood. Maanta waxa dhagaysiga maray qaybo ka mid ah labada kuliyaddood ee Public Administrtion iyo Accounting ka.