Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa maanta ka bilaabmay Tababar ku sabsan Planning and policy Postgraduate Diploma programme, kaasoo uu bixinayay prof KINGSLEY SENYO AGOMOR waxaana ka qayb qaadanayay l

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa maanta ka bilaabmay Tababar ku sabsan Planning and policy Postgraduate Diploma programme, kaasoo uu bixinayay prof KINGSLEY SENYO AGOMOR waxaana ka qayb qaadanayay laba iyo tobban Wasaradood iyo Hay'adood.
Tababarkaas waxa uu socondona muddo lix iyo tobban week ah