Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa maanta ka bilaabmay Tababar ku sabsan Planning and policy Certification Program, kaasoo uu bixinayay prof KINGSLEY SENYO AGOMOR waxaana ka qayb qaadanayay laba iyo

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa maanta ka bilaabmay Tababar ku sabsan Planning and policy Certification Program, kaasoo uu bixinayay prof KINGSLEY SENYO AGOMOR waxaana ka qayb qaadanayay laba iyo tobban Wasaradood iyo Hay'adood.
Tababarkaas waxa uu socondona muddo lix week ah