Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa maalintii labaad ka bilaabmay xog ururinta saamaynta tababarradii ay qaateen shaqaalaha dawladdu, sannadkan 2022 oo ay iska kaashanayeen labada Mac'had ee CSI iyo GI

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa maalintii labaad ka bilaabmay xog ururinta saamaynta tababarradii ay qaateen shaqaalaha dawladdu, sannadkan 2022 oo ay iska kaashanayeen labada Mac'had ee CSI iyo GIMPA. Waxa maanta ka dhacay dood-kooxeedkii(FGD) u horreeyay oo lagu ururinayo xogta saamayntiii tabbarrada. Waxa ka qayb qaatay shaqaalaha dawladda oo ka kala socday ku dhawaad 8 Wasaaradood/Hay'adood.