Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa maalintii afaraad ka socda tababarkii Short-term Training of Trainners (ToTs)

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa maalintii afaraad ka socda tababarkii Short-term Training of Trainners (ToTs) kaasoo ay iska kashadeen hirgalintiisa Somaliland Civil Service Institute (CSI) iyo Ghana Institute of Management and Public Administration (GIMPA)