Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa kasii sacda Barnaamajkii muhiim u ah Shaqaalaha Wasaaradaha iyo Hay'adaha Dawladda oo ahaa POSTGRADUATE PROGRAM oo ay ku baranayeen (Planning and policy). kaas oo ah tababarro iyo aqoon kobcin loogu talagaly shaqaalaha hawlaha adeegbixinta Dawladda u ah udub dhexaadka shaqada in xirfadooda iyo aqoontooda lagu kobcinayo.
Qaar ka mid ah Shaqaalaha Dawladda Ee ka kala socday Wasaaradaha iyo Hay'adaha aya so jedinayay waxyabaha ay ka barteen mudada u socday tababarku.