Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka bilabmay Tababar ku sabsan Performance Management kaasoo uu bixinayay Prof Samuel Adotey waxaana ka qayb qaadanayay Tobban wasaaradood iyo hayadood.
Tababarkaas loogu talagalay Madax-qaybyeedo (head section) ka socda wasaradaha waxa uu socondona muddo afar cisho ah