Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka socda Tababar ku sabsan legal skills kaasoo uu bixinayay Prof Samuel Adotey waxaana ka qayb qaadanayay laba iyo Tobban wasaaradood iyo hayadood.