Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka sii socda tababbar ku saabsanaa (PUBLIC FINANCIAL MANAGEMENT )

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka sii socda tababbar ku saabsanaa (PUBLIC FINANCIAL MANAGEMENT ) waxana qaadanayay shaqaale ka kala socda laba iyo toban wasaaradood. Muddada uu soconayaa waa saddex cisho.
Tababarkaa waxa bixinayay oo siiwada Julius Aikins-Hawkson oo ah khabiir ka socda Ghana Institute of Management and Public Adminstration(GIMPA), sidoo kale waxa la bixinaya tabobaraka Abdirahman ahmed muuse oo ka socda mac'hadka Civil Service Institute(CSI).