Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka sii socda tababbar ku saabsanaa (occupational health and safety) waxana qaadanayay shaqaale ka kala socda laba iyo toban wasaaradood. Muddada uu soconayaa waa seddex cisho
Tababarkaa waxa bixinayay oo siiwada Dr Odonkor oo ah khabiir ka socda Ghana Institute of Management and Public Adminstration(GIMPA), sidoo kale waxa la bixinaya tabobaraka Abdisalaam Muxumed oo ka socda mac'hadka Civil Service Institute(CSI).