Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka qabsoomay 30/11/2022 kulan uu hoggaaminayo Agaasimaha Fulinta ee Mac'hadka mudane Omer Eid Qalombi kulankaas oo ay ka soo qayb galeen wafti ka socda Wasaaradd W

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka qabsoomay 30/11/2022 kulan uu hoggaaminayo Agaasimaha Fulinta ee Mac'hadka mudane Omer Eid Qalombi kulankaas oo ay ka soo qayb galeen wafti ka socda Wasaaradd Worumarinta Maaliyadda iyo koox ka socda waaxda Tacliinta ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda.
Shirkan waxa lagaga wada hadlayay laguna go'aamiyay sidii loogu darilahaa manhajka Mac'hadka laba maaddo ee kala ah Somaliland Tax System and Administration iyo Public Finance -Global and Somaliland Context