Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka socda Tababar ku sabsan Conflict Management kaasoo uu bixinayay Prof Samuel Adotey waxaana ka qayb qaadanayay laba iyo Tobban wasaaradood iyo hayadood.