
Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa galabta ka qabsoomay Shir kaas oo ay kasoo qaybgaleen Agaasimayasha Machadka, Shirkaa oo uu Agaasiminayeen Agaasimaha Guud ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Moh
Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa galabta ka qabsoomay Shir kaas oo ay kasoo qaybgaleen Agaasimayasha Machadka, Shirkaa oo uu Agaasiminayeen Agaasimaha Guud ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Mohamoud Saed Adaad .Qodobada Shirkaa lagaga wada hadlayay ee lagu dardargalinayay waxa ka mid aha, magacabista gudida diyarinaysa xaflada qalinjabinta kaas oo u magacaabay Agaasimaha Guud, dhanka kale waxa warbixin kooban kabixiyay Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Taclinta iyo cilmibadhista shir labaad oo ay la galeen gudada Taclinta sare kaas oo laguso bandhigay qodobo lagu hor marinayo Taclinta sare jamacadaha dalka, sida oo kale Agaasimaha waaxda maamulka ayaa sharaxaad koban kabixiyay hawlaha shaqo ee u uhayo machadka .
Ugu danbayn, Agaasimaha Guud Machadka ayaa ugu mahadceliyay Agaasimayasha hawlaha shaqo ay u hayaan machadka.
