Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa saaka ka bilaabmay tababar ku saabsan Maareynta Waxqabadka " Performance Management ". Tababark oo socondoona muddo saddex maalmood ah waxaa ka faaidaysanayaa Agaasi

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa saaka ka bilaabmay tababar ku saabsan Maareynta Waxqabadka " Performance Management ". Tababark oo socondoona muddo saddex maalmood ah waxaa ka faaidaysanayaa Agaasimayaal iyo Agaasime kuxigeenada Wasaaradda Horumarinta Maliyada JSL.
Furitaanka tababarka waxaa kasoo qaybgalay Agaasimaha fulinta Machadka Shaqaalaha Dawlada Mudane Omer-sayid Qalonbi .