Machadka Shaqaalaha Dawladda shalay waxaa ka qabsoomay tababar kaas oo ku saabsana habka loo diyaariyo cilmi-baadhisaha; tababarkaas waxaa kasoo qayb galay qar ka mida shaqaale waynaha Mac’hadka oo is

Machadka Shaqaalaha Dawladda shalay waxaa ka qabsoomay tababar kaas oo ku saabsana habka loo diyaariyo cilmi-baadhisaha; tababarkaas waxaa kasoo qayb galay qar ka mida shaqaale waynaha Mac’hadka oo iskugu jira Agaasimayaal, kuxigeeno, madax-qaybeedyo, tababarka waxaa bixinayay Prof. Maxamed Haji Ingiriis.
Sidookale waxaa kasoo qaybgalay tababarka Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda mudane Omer-sayid Qalonbi.