Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda oo uu ugu horeeyo Agaasimaha fulinta Mac'hadka mudane Omer Eid Qolombi iyo agaasime kuxigeenka mustafe Ahmed

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda oo uu ugu horeeyo Agaasimaha fulinta Mac'hadka mudane Omer Eid Qolombi iyo agaasime kuxigeenka mustafe Ahmed waxa uu casho sharaf usameeyay agaasimaha guud ee wasaarradda gaadiidka iyo hormarinta jidadka ee cusub muse abyan kaas oo madaxwaynuhu soo magacabay. Agaasime muse abyan oo ahaa ardaydi Mac'hadka Shaqaalaha uu soosaray macalina ka ahaaa.
Sidokale waxa kaso qaybgalay xafladda dhamaan ardaydi wax labaratay xiligisi waxbarasho kuna hambalyaysay uguna ducaysay xilkaa loo igmaday