Machadka shaqaalaha dawladda oo ugu horeyo agasimaha fulinta machadka shaqaalaha dawladda mudane Omer-sayid Qalonbi iyo shaqaale waynaha machadka aya kuso dhaweeyay wafti kasocda komishanka tacliinta

Machadka shaqaalaha dawladda oo ugu horeyo agasimaha fulinta machadka shaqaalaha dawladda mudane Omer-sayid Qalonbi iyo shaqaale waynaha machadka aya kuso dhaweeyay wafti kasocda komishanka tacliinta sare.
sidokale machadka oo uga waramay sida uga qayb qadanayan xuska malinka 18 may 2023 ee 32 guurada madax banaanida soomaliland.