Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda oo ugu horeeyo Agaasimaha Fulinta ee Machadka Omer-sayid Qalonbi waxa u hambalyo u diraya dhamaan umadda muslimiinta, gaar ahaan shacab-waynaha Jamhuuriyadda reer Somal

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda oo ugu horeeyo Agaasimaha Fulinta ee Machadka Omer-sayid Qalonbi waxa u hambalyo u diraya dhamaan umadda muslimiinta, gaar ahaan shacab-waynaha Jamhuuriyadda reer Somaliland munasibada malinka shaqaalaha aduunka awgeed oo ku beegan beri oo ah 1 may 2024ka oo Arbaca ah
munasibada Awgeed. sidoo kale hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhamaan Shaqaale-waynaha Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawladda ee CSI (Civil Service Institute), oo aan leeyahay caafimaad qab haydinku gadhsiiyo teeda kale .
Ugudanbayn, Machadku Waxaa uu ogaysiinaya dhamaan ardayda wax ka barata ina bari oo arbacaa fasax yahay machadku,munasibada maalinka shaqaalaha aduunka awgeed