Mac'hadka shaqaalaha dawladda oo Saaka Imtixaan ka qaaday shaqaale ka kala socday wasaaradaha iyo hay'addaha dawladda Somaliland ku waas oo u tartamidoona 15 boos oo heerka darajada labaad ee jaamacad

Mac'hadka shaqaalaha dawladda oo Saaka Imtixaan ka qaaday shaqaale ka kala socday wasaaradaha iyo hay'addaha dawladda Somaliland ku waas oo u tartamidoona 15 boos oo heerka darajada labaad ee jaamacada dalka Ethopia; 15 boos 13 ka mid ah waxa lagaga tartamaya magalada hargaysaa xaga 2 soo hadhay lagaga tartamayo laascaanod
Sidoo kale waxa furay imtixankaas Agaasimaha fulinta mac'hadka shaqaaalaha dawladda mudane Omer Eid Qalanbi iyo Agaasime Ku xigeeynka Mac'hadka Mudane Mustafe ahmed maxamuud
ugu danbayn shaqalaha oo saka intanay galin la sii sameeyay inloo hubiyo documentis kooda mar labaad.