Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda maanta waxa ka bilaabmay dhagaysiga Proposel ka ee ardayda qalin jabinaysa sanadkan oo ka kooban afar kulliyadood.

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda maanta waxa ka bilaabmay dhagaysiga Proposel ka ee ardayda qalin jabinaysa sanadkan oo ka kooban afar kulliyadood. Maanta waxa dhagaysiga maray qaybo ka mid ah labada kuliyaddood ee Public Administrtion iyo Accounting ka.
The hearing of thesis proposal for the undergraduate students has begun today. The hearing were attended by members of both the institute of Public Administration and Accounting.