Mac'hadka shaqaalaha Dawladda ayaa xalay casho sharaf u sameeyaya Agaasimihii hore Mac'hadka mudane Guleid Sulayman; kulan kaas waxaan kasoo qayb galay Agaasimaha fulinta ee Mac'haka mudane Omer eid

Mac'hadka shaqaalaha Dawladda ayaa xalay casho sharaf u sameeyaya Agaasimihii hore Mac'hadka mudane Guleid Sulayman;
kulan kaas waxaan kasoo qayb galay Agaasimaha fulinta ee Mac'haka mudane Omer eid Qalambi Agaasime ku xigenka mac'hadka mudane mustafe ahmed iyo agaasime waaxeed yada iyo shaqaale waynaha mac'hadka sidokale waxa kaso qayb galay agaasimihii ugu horayay ee mac'hadka maxamed mixile boqore iyo Agaasimaha Mac'hadka Dawladdaha Hoose Iid muse