Machadka Shaqaalaha Dawladda ayaa si rasmi ah u bilaabi doona maalinta berri ah 5.01.2021, xog ururinta cilmi baadhis ku saabsan sidii shaqaalaha dawladdu u heli lahayeen caafimaad qiima jaban, tayeysan oo ay awoodikaraan