Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Waxa saaka oo bishu tahay 7 january 2023 ka qabsoomay shirkii Agaasimayasha kaas oo uu shirguddoon ka ahaa Agaasimaha Fulinta ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Omer

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Waxa saaka oo bishu tahay 7 january 2023 ka qabsoomay shirkii Agaasimayasha kaas oo uu shirguddoon ka ahaa Agaasimaha Fulinta ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Omer-sayid Qalonbi.
Shirkaas waxa lagaga hadlay sidii loo fulin lahaa qorshe hawleedka sannadka 2023, xafladda abaal marinta shaqaalaha Mac'hadka iyo soo bandhigidda waxqabadkii Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda ee sannadkii tagay