Machadka shaqaalaha dawlada waxxa ka qabsomay kulankii agasimayaasha kulankaaso Warbixino laga dhagaystay agaasimaha tababarada oo ku saabsanayd Daraasaad aay iska kaashadeen Machadka CSI iyo Machadk

Machadka shaqaalaha dawlada waxxa ka qabsomay kulankii agasimayaasha kulankaaso Warbixino laga dhagaystay agaasimaha tababarada oo ku saabsanayd Daraasaad aay iska kaashadeen Machadka CSI iyo Machadka Dalka Ghana laga leeyahay ee GHIMPA.
Waxaa sidoo kale Daraasaad uu Machadku sameeyey qaybtiisa postgraduateka soo jeediyay Madaxa Postgraduateka.
Ugu danbayn Agaasimaha Cudduda shaqaalaha ayaa isna ka waramay halka aay marayso qiimaynta baahiyaha tababarada shaqaalaha Machadku