Machadka Shaqaalaha Dawlada waxaa usoo xidhmay tababar kaas oo ku saabsanaa qorshe shaqo iyo miisaaniyad (WORK PLAN AND BUDGETING) oo ay qadanayeen 32 shaqaale oo ka kala socday 16 wasaaradood tababar

Machadka Shaqaalaha Dawlada waxaa usoo xidhmay tababar kaas oo ku saabsanaa qorshe shaqo iyo miisaaniyad (WORK PLAN AND BUDGETING) oo ay qadanayeen 32 shaqaale oo ka kala socday 16 wasaaradood tababarka oo socondoona mudo 5 cisho waxaana dhigayay khabiirku takhasusay qorshe shaqo iyo miisaaniyad (WORK PLAN AND BUDGETING) Macalin Mixile Elmi Mixile,
Sidookale Waxaa Halka ku gudoonsiyay Shaqaadoyinka Shaqaalihi Dhmaystay intu Tababarku socday kuxigeenka Agaasimaha fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawlada Mudane Mustafe Ahmed