Mac'hadka Shaqaalaha Dawlada Waxaa saaka oo bishu tahay 3/january/2023 ka qabsoomay shirkii bilaha ahaa kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta ee Mac'hadka Mudane Omer-sayid Qalonbi iyo Agaas

Mac'hadka Shaqaalaha Dawlada Waxaa saaka oo bishu tahay 3/january/2023 ka qabsoomay shirkii bilaha ahaa kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta ee Mac'hadka Mudane Omer-sayid Qalonbi iyo Agaasime ku xigeenka mudane Mustafe Ahmed; shirkaas waxa kasoo qayb galay Agaasime waaxeedyada iyo shaqaale-waynaha Mac'hadka.
Sidookale waxa laguso bandhigay waxqabadkii sannadkii tagay 2022 Kaas oo uu soo jeedinyay Agaasimaha Waaxda Qorshaynta Mudane Badri Abdilahi ; waxakale oo lagu soo bandhigay qorshaha sannadka 2023 lagu jiro oo uu sharraxay agaasime ku xigeenka Mac'hadka mudane Mustafe Ahmed.